What you will get:

Faaidoonyka in aad kusoobiirto casharada AsproMD:

  • Study at your comfort

    Adiga oo gurigaaga jooga ama jawi wanaagsan kujira si sahlan ubaro ama daalaco cashirada kuguadag.

  • Rewatch as many times as you need!

    Mar kasta oo aad dooneyso inaad muraajaceeyso meelaha kuguadag, dib ayaad udaawan kareeysa cashirada oo dhan.

  • Simplified in your own language!

    Hakaaga dhaadhacaan concepts-ka cashirada si aadan kuhilmaami karin oo ah inaad kufahanto luuqadaada hooyo.

Suaalaha soo noqnoqda (FAQs):

Ardayda faahfaahin badan doonaya ayaa badanaa ina soo weediiyaan su'aalahan hoose.

  • Cashirka xageen ka arkaa/ka daawadaa?

    Sifo aad cashirka tijaabada ah u daawatid, marka hore account sameeyso. Kudhufo "SIGN UP FOR FREE" sifo aad u furato account.

  • Cashirada ma bilaash baa?

    Cashirada xiisada Biochemistry-ga imika waa bilaash dhamaantoodba.

  • Sidee loo dhigaa/loo bixiniyaa cashirada?

    Xiisada biochemistry-ga cashiradooda horay ayaa loo duubay, ku waas ood iibsan kareeyso sifo aad uwada daawato. Xiisadaha qaar, sida physiology-ga, waxaa lagu dhigi doona live. Waxaad si toos ah uga qeyb qaadan kareeysaa markii casharka uu bixinayo Dr Aspro. Hadii uu kudhaafo se, wali waad daawani kareeysaa laakin "live chat" ma lasameen kareeysid Dr Aspro.

FAQ

  • How can I watch a sample video/lesson?

    You first sign up for a free account, then go to the course you would like to enroll. You'll find that some of the lessons can be viewed before enrolling.

  • How can I enroll?

    You can enroll for one or more courses by paying the monthly, biannual or annual subscription fees. You can also inquire your university/institution if they are affiliated with AsproMD Courses, if they are, then you enroll through them.

  • How does it work?

    Once you enroll for a course, you will have access to that course where you can: 1. Take all the lessons as many times as you would like, rewind and also play the videos at your preferred speed. 2. Have a discussion on each lesson. 3. Take a quiz after every lesson or postpone all those quizzes for a final course test.